Dowlada Qatar oo Muqdisho ka bilaabeysa dhismaha Safaarad qurux badan (Sawirro)

Sida uu qoray wargeyska Middle East Monitor dowladda Qatar ayaa safaarad casri ah oo aad u qurux badan ka dhisaneysa magaalada Muqdisho. Safaaradda Qatar ee Soomaaliya ayaa la filayaa inay noqoto tan labaad ee ugu weyn ee Soomaaliya, marka laga yimaado mida Turkiga uu ku leeyahay Muqdisho. Masuul ka tirsan Wasaaradda warfaafinta Soomaaliya oo lagu … Continue reading Dowlada Qatar oo Muqdisho ka bilaabeysa dhismaha Safaarad qurux badan (Sawirro)